Daawo: Taageere Si la Yaab Leh Ugu Dabaal Degayay Guushii Real Ee Champion-ka Oo Halis U Galay In Hal Daqiiqo Ay Nafta Kaga Baxdo.

Taagerayaal ayaa si la yaab leh ugu dabaal dega guusha kooxahooda balse taagerahaan Real waxa uu ku sigtay in uu si sahal ah u geeriyoodo ka dib dabaal deg halis ah oo uu sameeyay.

Taagerahaas ayaa go`aansaday in uu fuulo taallo dheer oo caasimadda Spain ku taal balse intii uu sii fulayay ayuu si halis ah u soo dhacay

Ka dibna Dhaawac culus ayaa gaaray ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: