Daawo: Ronaldo Oo Qaab Waali Ah U Dabaal Degay Xilli Waretsio Tv Toos Ah Uu Ku Jiray ,Qabkee Ayuu U Mushxaraday ?.

Xiddiga koowaad Real ee Ronaldo ayaa kooxdaas ku hogaamiyay koobkoodii 12-aad ee Champion-ka

Real oo ay u tahay markii labaad ee isku xiga ee ay qaadayaan ayaa waxa ay Juve ku garaaceen 4/1 xilli Ronaldo uu dhaliyay laba gool.

Ronaldo oo ku guda jiray dabaal degga guushaas ayaa xilli wareysi toos ah oo uu Tv-ga ku jiray waxa uu sameeyay dabaal deggga u caanka ku yahay ee qaylada,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: