Daawo : Ronaldo Oo Muuqaal Cusub Ku Soo Muuqday Ka Dib Guushii Champion-ka ,Fool Xumo Ayuu Noqday

Ronaldo ayaa xalay kooxdiisa ku hogaamiyay in ay qaadaan koobkoodii 12-aad ee Champion-ka ka dib markii ay 4/1 ku garaaceen kooxda Juventus

Ronaldo ayaa dhaliyay laba ka mid ah goolashaas ,waxa uuna sidoo kale ku guuleystay gool dhalinta Champion-ka isaga oo ku dhameystay 12- gool

Haatan , Ronaldo ayaa ku soo muuqday muuqaal cusub oo aan horay looga baran isaga oo iska soo xiiray timaha oo dhulka ayuu ku dhajiyay .

Arintaas waxaa ku wehliyay Pepe waxa ayna sidaas sameeyeen ka dib markii ay qaadeen xalay koobkaas dhagaha weyn ,Halkaan laacibtv.net ka daawo muuqaalka

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: