Daawo : Hab Cusub Oo Loo Carqaladeeyo Weeraryanada Oo Ka Soo Shaac Baxday Horyaalka Norway .

Kulan horyaalka Norway ah ayaa waxaa ka dhacday dhacdo la yaab leh ka dib markii ciyaaryahan ka tirsan kooxda Sandefjord uu u carqladeeyay weeraryahanka kooxda Tromso qaab aan horay loo arag

Weeraryahankaas oo kubad rogaal celis ah soo jiitay ayaa waxaa funaanada kaga dhagay waliba ka daba jitamayay in muddo ah waliba qaab uusan isaga qarin garoosaraha ciyaaryahankaas katirsan kooxda Sandefjord.

Dhacdadaas la yaabka leh waxa ay ka careysiiyay ciyaartooyda kooxda Tromso kuwaasi oo dood la galay laacibkii sidaas sameeyay waxa uuna kulankaa ku dhamaaday min hal gool waxa uuna ka tirsana wareegga 14-aad ee horyaalka Norway,Halkaan Laacibtv.net ka daawo  muuqaalkaas

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: