Saturday 25 November, 2017

Daawo : Farsamaooyin Cajiib Ah Oo Uu Illaa Haatan Ronaldo Ka Sameeyay Tartanka Koobka Qaaradaha

Ronaldo ayaa qarankiisa Portugal u gudbiyay wareegga semi finalka ee koobka qaaradaha ee ka socda Russia

Waxa ay caawa la ciyaarayaan kullan semi finalka ah dhiggooda Chile waana kullan adag marka eego awoodda labaad qaran

Hadaba muuqalkaan soo socda waxa uu soo koobayaa farsamooyin uu Ronaldo sameeyay kulamadii hore waana kuwo cajiib ah ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment