Daawo: Andrés Iniesta Oo Ciyaartooy Carbeed Kaga Yaabsaday Farsamo Cajiib Ah ,Xittaa Messi Iyo Ronaldo Lagama Filan Karo

Andrés Iniesta ayaa farsamooyin cajiib ah kaga yaabsaday taageryaal reer Kuweyt ah xilli uu ka qeyb galayay jiirooni bisha Ramadaanka ah oo lagu ciyarayay goob sallax ah

Laacibkaas 33 sano jirka ah ayaa jiiroonigaas sanadkaan kala qeyb galaya xiddigo hore kubadda cagta ah oo kala ahaa Mohamed Abu Tureka , Ryan Giggs iyo gool hayhihii hore Real haatan u ciyaara FC Porto ee Iker Casillas

Laacibkas Barcelona ayaa farsamo cajiib ah ku dhexmaray ciyaartooy ka soo hor jeeday iyaga indhahooda shanta yihiin ayuu ku samaeeyay farsamo indho daraandar ah,Halkaan Laacibtv.net muuqalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: