2-dan Shax Midkood Ayay Real Madrid Ku Cayaari Doontaa Haddii Uu Ka Tego Ronaldo!!

Real Madrid ayaa qarka u saaran inay iska iibiso Cristiano Ronaldo,kadib markii xiddigan reer Portugal uu dalbaday in la fasaxo.

32 jirkan 4-ta jeer ku guulleystay abaal-marinta Ballon de’Or una sharaxan markii 5-aad ayaa ka xanaaqsan eedeymo is-daba-marin canshuuro ah oo uga yimid dowladda Spain,waxuuna ku andacoonayaa in uusan maamulka Real  ka helin difaac wanaagsan.

Haddaba, haddii uu Ronaldo ka tego Real Madrid waxaa uu macallin Zidane ku qasbanaan doonaa inuu baddelo shaxdiisa.

Qaababkan hoose ayayna noqon kartaa shaxda Los Blancos.

                                                                 SHAXDA 2-AAD

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: