XOG MUHIIM AH: Maamulka Manchester City Oo Qorshe Cusub La Damacsan Guardiola Mana Ahan Wax La Filayey

Maamulka kooxda Manchester City ayaa qorsheeynayaan in heshiiska ay u saxiixaaan Macalin Pep Guardiola.

Macalinkii hore ee kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ahaa la.qorsheeynayaa in kooxdiisa ay ka saxiixidoonto heshiis cusub.

Inkastoo Pep Guardiola uusan koob kula guuleeysan kooxda Manchester City Xilli Ciyaareedkaan waxaa ay hadanamaamulka City doonayaan in Macalinkaan ay kalsoonida u dheereeyaan.

Madaxa fulinta ee kooxda Ferran Soriano iyo Agaasimaha dhanka ciyaaraha ayaa goaansaday in Macalinkan heshiiska loo kordhiyo.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Guardiola ayaa helidoona lacag kale ee uu suuqa iskugu qarash gareeyo waxaana uu doonayaa inuu ku guuleeysto Primer League.

Manchester City ayaan u dulqaadandoonin inay arkaan kooxdooda oo xilli ciyaareed kale koob la aan ah.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: