XOG: De Gea AMA Romero? Yaa Kusoo Bilaabandoona Goosha Manchester United Kulanka Caawa & Shaxda Macquulka Ah?

Manchester United ayaa caawa kulan xiiso badan la dheelidoonta kooxda Ajex waxaana uu kulankaan kamid  yahay Finalka Europe League.

Waa wadadii uu Macalin Mourinho kusoo aadi lahaa Champions League sababtoo ah waxaauu Macalinkaan damacsan yahay in kooxdiisa wax badan ka caawiso.

Jose Mourinho ayaa soo lumiyey fursado badan waxaana macquul ah inuu xooga saaro si uusan u guuldareeysan ,waxaana kooxda United laga doonayaa inay awoodeeda adeegsato.

Daafca muhiimka ah ee kooxda Manchester United Eric Bailly ayaa kulankaan seegidoona kaasi oo kaar roose loo taagay kulankii Celta de Vigo ay lugta labaad la ciyaareen.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Balse shaxdii ugu adkeeyd ayaa laga rajeeynayaa Jose Mourinho inuu garoonka lasoo galo waxaana dib usoo laabandoonaan xidigo badan oo nasiiino loo diray kulankii ugu dambeeyey.

Shaxda Macquulka Ah Ee Kooxda Manchester United.

How Manchester United should line-up vs Ajax in Europa League final

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: