Xavdi Hernandez Oo Saadaal Ka Bixiyay Kooxda Laga Yaabo In Ay Champion-ka Ku Guuleysato Xilli Ciyaareedkaan Real Mise Juventus ?.

Xiddigii hore Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa ka hadlay kooxda laga yaabo in finalka Champion-ka ku guuleystaan xilli ciyaareedkaan oo ay isugu soo hareen Real Madrid iyo Juventus

Finalkaas ayuaa lagu wadaa in 3-da June lagu qabto magaalada Cardiff ee dalka Wales

Squaka News ayuu Xavi ka yiri ” waxaan aaminsanahay in Juventus ay qaadeyso Champion-ka”

” Waxaan la doonayaa in Juve qaado koobkaan waxaana igu qasbaya goolhayhooda Buffon oo wacdaro dhigay” ayuu sii raaciyay Xavi Hernandez

Juve ayaa xilli ciyaareedkii labaad isku xigta imaatay finalka waxaana sanadkii 2015-kii ka qaaday kooxda Barcelona

Share on Facebook

Comments

comments

4 thoughts on “Xavdi Hernandez Oo Saadaal Ka Bixiyay Kooxda Laga Yaabo In Ay Champion-ka Ku Guuleysato Xilli Ciyaareedkaan Real Mise Juventus ?.

  1. xavi wuxuu ka mid yahay raggi kaga oohiyay pirlo final 2015 sannadkan waxaa ugu cadcad juventuz in ay ruxdo waana sida uu doonayo qof walba oo kubbadda cagta daawada marka laga reebo taageerayaasha real madrd

    Reply

Leave a Reply