XASAASI: Macalin Wengar Oo Maanta Sheegay Xilliga Uu Go’aamindoono Mustaqbalkiisa Kooxda Arsenal

Macalinka kooxda Arsenal Wengar ayaa maanta sheegay hadal weeeyn kadib markii uu xaqiijiyey xilliga uu ku dhawaaqidoono go’aankiisa kooxda Arsenal.

Macalin Wengar ayaa laga sugayaa xilliga uu ku dhawaaqidoono go’aankiisa kooxda Arsenal waxaana Macalinkaan maanta uu shirkiisa jaraa’id ku sheeegay xilliga uu go’aamindoono mustaqbalkiisa.

Marka ay wada ciyaaraa Chelsea iyo Arsenal Finalka koobka FA Cup-ka kadib ayuu Wengar ka hadlidoonaa sidoo kalena cadeyndoonaa mustaqbalkiisa kooxda Arsenal.

”Waxaan  kaliya dareemayaa muhiimada ay nooleedahay kulanka axada waxaan doonayaa inaan guul gaarno oo aan badino, waa natiijo weeyn.

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

”Kadib waxaa xigidoona kulanka weyn ee Chelsea waana FA Cup-ka , kadib ayaa la ogaandoonaa wax waliba oo ku saabsan mustaqbalkeeyga.

Wengar ayaa damacsan inuu ku guuleeysto maadaama koobkaan uu noqday caan tan sanadihii ugu dambeeyey Arsenal ayaa koobkaan iska xoreeysaneysey.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: