Xaalada Roberto Firmino , Maqnaanshaha Mane & Shaxda Macquulka Ah Ee Liverpool Kulanka Middlesbrough

Kooxda Liverpool ayaa kulan xiiso badan waxaa ay la dheelidoontaa Middlesbrough waana kulan ka tirsan horyaalka Primer League , waana kulankii ugu dambeeyey ee kooxda Liverpool.

Reds ayaa dooneysa inay meel iska saarto kooxda Middlesbrough sababtoo ah waxaa ay doonayaan inay ku dhameeystaan booska afaraaad ee kala sareeynta Primer League.

Macalin Klopp ayaa sidoo kale rajeeynaya inuu guul muhiim ah gaaro sidoo kale uu arko kooxda Manchester City oo laga badinayo waana sababta uu u doonayo inuu meel wanaagsan ka gaaro koobka.

Weeraryahanka reer Brazil Roberto Firmino ayaa ka maqnaa kulankii kooxdiisa ay ka badineysey kooxda West Ham United ,waxaana uu la maqanyahay inuu dhaawac muruqa ah.

Macalin Jurgen Klopp waxaa uu sheegay in xidigaan ay rajeeynayaan inuu dib u helo taam ahaan shihiisa.

HD Roberto Firmino

Marka intaas laga soo tago waxaa kooxdaan ka dhaawacnaa Mane waana shaqsiga keliya ee muhiimka ah , sidaasi darteeda waxaa ay helidoonaan shaxdii kulankii ugu dambeeysey.

GFX Possible Liverpool XI v Boro

Comments

comments

Leave a Reply