Warbixin: Kooxda Liverpool Oo Wajihi Karta Champions League Kooxaha Dortmund,Sevilla Iyo Napoli Laakiin Waa Hadii Ay Maxa Dhacdo

Kooxda Liverpool ayaa wajihi karta kooxdii hore ee Tababare Jurgen Klopp is reeb-reebka champions league xilli ciyaareedka dambe hadii ay ku fashilmaan in ay ku dhamaystaan kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalka.

Reds ayaa Sabtida la ciyaari doonta kooxda Middlesbrough kulankeedii ugu dambeeyay xilli ciyaareedkan waxana ay haatan fadhidaa kaalinta 4-aad ee kala saraynta horyaalka.

Liverpool are on course for a Champions League spot after beating West Ham 4-0 last Sunday

Laakiin 3 dhibcood oo ay ka hesho kooxda Middlesbrough ayaa ku qasbi doona in ay is reeb-reebka champions league wajahdo kooxda Borussia Dortmund,Sevilla iyo waliba Kooxda hawada duulaysa ee Napoli.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Kooxda Tababare Klopp ayaa Man City kala wareegi karta kaalinta 3-aad hadii ay kooxda Boro kaga badiyaan ugu yaraan 4 gool ay sidoo kale kooxda Tababare Guardiola bar-baro 0/0 ah la gasho kooxda Watfor.

Pierre-Emerick Aubameyang (second left) and Borussia Dortmund could face Liverpool

Kooxda kaalinta 3-aad ku dhamaysata ayaa si toos ah uga soo qayb gali doonta wareega Group-yada champions league laakiin hadii ay Coutinho iyo saaxiibadii ku dhamaystaan kaalinta 4-aad waxa ay wajihi doonaan xeerka UEFA ee ah in koox adag afka loo galiyo maadama ay muddo badan ka maqnaayeen champions league.

Liverpool ayaa wajihi karta kooxo adag oo kale kuwaas oo kala ah Kooxaha Roma, Hoffenheim ama Besiktas iyo waliba kooxo kale oo badan.

Sevilla are one of only two sides guaranteed to be in the Champions League play-off round

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Kooxaha Ay Kooxda Liverpool Ku Dhici Karto Is reeb-reebka champions league hadii ay ku dhamaysato kaalinta 4-aad.

1. Borussia Dortmund (124.899)

2. Sevilla (112.771)

3. Napoli (88.499)

4. Zenit (87.106)

5. Dynamo Kiev (67.526)

6. Ajax (64.092)*

7. LIVERPOOL (56.021)

Liverpool could face Dries Mertens (left), Lorenzo Insigne and Napoli in a two-legged tie

8. Roma (53.566)

9. Besiktas (45.840)

10. Viktoria Plzen (40.635)

11. CSKA Moscow (39.606)

12. Club Brugge (39.480)

13. Sporting Lisbon (36.866)

14. Gent (35.480)

15. Steaua Bucharest (35.370)

16. PAOK (35.080)

17. Young Boys (28.915)

18. Nice (16.766)

19. Istanbul Basaksehir (10.340)

20. Slavia Prague (8.135)

21. Hoffenheim (0)

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: