WARBIXIN: Kadib Sir Ferguson Macalinkii Ayaa Ugu Guulo Badan Manchester United (Louis Van Gal , David Moyes & Mourinho)

Kooxda Manchester United ayaa xilli ciyaareedkaan sameeysey isbedel waxaana kooxda lasoo wareegtay Macalin Jose Mourinho , sidoo kale Paul Pogba ayaa kooxdaan kusoo laabtay.

Manchester United ayaa wali laga dareemayaa inaysan sameeynwax isbedel ah , sababtoo ah waxaa ay kooxdaan ahaan jirtay koox dhamaanteeda wada kacsan.

Ferguson kadib waxaa kooxdaan soo matay David Moyes, Van Gal iyo Giggs si kumeel gaarnimo usoo qabtay , waxaaana hada hogaaminaya Macain Jose Mourinho.

Hadaba Maxaa Iska Bedelay Kooxdaan Tan Iyo Markii Uu Ka Tegay Ferguson , Macalimiinta Soo Martay Midkii Ugu Wanaagsanaa?

1-David Moyes:

Jose Mourinho now has a worse win percentage than LvG AND David Moyes

Macalinkii bedelay Ferguson ee David Moyes ayaa kooxda Manchester United hogaamiyey 34 kulan ,waxaa uu guuldareeystay 11 kulan , halka uu guul gaaray 11 kulan ,waxaana uu bareejo galay 6 kulan.

Guusha uu gaaray 50%

2-Van Gal

Jose Mourinho now has a worse win percentage than LvG AND David Moyes

Macalinkaan Hollnad u dhashay ayaa kooxda maamulay 38 kulan ,waxaana uu badiyey 20 kulan , halka u bareejo galay 10 kulan ,waxaana laga adkaaday 8 kulan.

Guusha Uu Gaaray: 52.63

3-Jose Mourinho

Jose Mourinho now has a worse win percentage than LvG AND David Moyes

36 kulan, 17 badis, 14 bar bar dhac, 5 guuldaro

Guusha Uu Gaaray: 47.2%

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. fursad gaad says:

    adeer morinho macalin gaadhayaa ma jiro rikoodhada uu horyaal kasta kasoo dhigay cidi ma dhigi karto borto oo aan cidi aqoon ayuu markiisi ugu horaysay ku qaaday cham iyo leagaba inter oo aan lugo fiican ku taagnayn ayuu yimi markaasuu Saddexdii koob ee ugu qaalisanaa ku qaaday chelsea bilaa Abaal ayuu markiisi ugu horaysay ku qaaday uu saa u yimid leaga iyo 9 koob oo nooc kSmasta ah real buu yimid uu ku qaaday league ay bari hore ugu danbaysay iyo cobadal rayga manbuu imika jooga Laba Koob ayuu qaaday carle cub iyo comunity sheild cub imikana final buu taaganyahay uefaha ayuu ku socdaa inuu qaado haduu qaadana rikoodhkaas isagaa iska leh oo macalinkii ugu fiicnaa ayuu noqonayaa




.




.




%d bloggers like this: