WARBIXIN: Boqorka Finalada & Libaaxa Real Madrid Ee Champions League +Wax Ka Baro Macalin Zidane

Macalinka kooxda Real Madrid Zidane ayaa waxaa uu kamid noqonkaraa mid kamid ah tababariyaasha soo maray kubada cagta kuwaasi oo taarriikh ka sameeyeen Bernabue.

Hogaamiyahaan u dhashay Fracne ayaa waxaa uu gaaray Afar Final inta uu joogay koxda Real Madrid ,waxaana uu guulo muhiim ah gaaray seddex kamid ah.

Zidane ayaa ka caawiyey Real Madrid inay ku guuleeysato koobkeeda 11aad ee Champions League kadib markii uu ka qaaday Ateletico Madrid waxaa uu sidoo kale gaaray Finalka UEFA Super Cup,waxaana uu ka qaaday kooxda Sevilla.

Sidoo kale waxaa uu ku guuleeystay Finalka koobka kooxaha aduunka markaas oo habeen wanaagsan u ahayd isaga iyo Ronaldo sababtoo ah habeenkaas ayaa Ronaldo lagudoonsiiyey abaalmarinta Ballon d’Or.

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

3 June wxaa uu damacsan yahay inuu ka caawiyo Real Madrid inay meel wanaagsan ka gaarto Champions League oo ku guuuleeystaan Finalkooda afaraad.

Seddexdii Final ee ugu dambeeysey laba kamid ah ayaa u muhiimsaneeyd Real Madrid waana Champions League iyo Super Cup-ka.

Su’aasha isweeyndiinta mudan ayaa ah ma awoodaa Zidane in Champions League labaad oo xiriir ah u qaado Real Madrid isagoo Macalin Ah?

Dhanka kale kooxda Real Madrid waxaa ay xooga saaridoontaa sidii ay ugu guuleeysan lahayd koobka La Liga.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: