WARARKA SUUQA EE ITALY: Juventus → Yannick Carrasco, Tottenham Hotspur → Dani Alves Iyo Warar Kale

Jimco wanaagsan markale kusoo dhowaada waxyaabaha ugu dambeeya suuqa Taliyaaniga ,waxaana jira warar xiiso badan.

*Weeraryahanka kooxda Napoli Dries Mertenes ayaa banaanka la keenay lacagta lagu helikaro waxaana xidigaan kooxdiisa ay sheegtay inay ku fasixidoonto lacag dhan €28m.

Majalada lagu magacaabo Gazzetta dello Sport ayaa qoreeysa in wiilka reer Belgiam ay doomayaan kooxo badan oo ka dhisan Yurub.

*Juventus ayaa kamid ahayd kooxdii ugu dambeeysey ee xidigaan dooneysa inay soo qaadato.

*Kooxda Manchester United ayaa dooneysa inay soo qaadato joojiyaha dhexda ee kooxda Roma  Naingolan kaasi oo kamid ah xidigaha ay Chelsea ku tashaneysey wax badan.

*Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyse Juventus ciyaaryahankeeda Yannick Carrasco , waana mid kamid ah xidigaha kooxda Atletico Madrid ka tegidoono.

*Tuttosport waxaa ay sheegeysaa in Bianconeri ay dooneysa onay suuqa ku qarash gareeyso lacag dhan.

*Kooxda Tottenham  Hotspur ayaa lagu soo waramayaa  inay soo daalbatay daafaca kooxda Juventus Dani Alves kaasi oo laba sano oo heshiis ah kula jiro kooxda Juventus.

34-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku qaadanayo kooxda Juventus balse lama oga inuu aqbalidoono iyo inuu diididoono.

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: