Shaxda Rasmiga Ee Kulanka Manchester United VS Ajex : Wayne Rooney Oo Keeyd Ah & Rashford Oo Hogaaminaya Weerarka

Kooxda Manchester United ayaa kulan xiiso badan caawa wajeheeysa kooxda Ajex waxaana Manchester Unitd kulankaan ka go’an inay guul gaaraan.

Macalin Jose Mourinho ayaa kulankaan kusoo galay shax adag waxaana kusoo bilowday qaar kamid ah xidigo maalmo badan uu nasiino siiyey.

Goolhaayaha reer Argentien ee Sergio Romero ayaa kulankaan kusoo bilowday kaasi oo bandhig wanaagsan sameeyey koobkaan Europe League.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Manchester United: Romero; Valencia, Smalling, Blind, Darmian; Herrera, Fellaini; Mata, Pogba, Mkhitaryan; Rashford

Keeyka: De Gea, Fosu-Mensah, Jones, Carrick, Lingard, Martial, Rooney

Ajax : Onana, Veltman, Riedewald, Sanchez, Traore, Klaasen, Younes, Schone, Ziyech, Dolberg, De Ligt

Keeydka: Boer, Tete, Westermann, De Jong, Van de Beek, Kluivert, Neres

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: