SAWIRO: Ciyaaryahanka Ugu Wanaagsan Kooxda, Goolka Sanadka , Da’yarka Ugu Wanaagsan & Manchester United Oo Abaalmarisay Ciyaartooydeeda

Manchester United ayaa xaley sameeysey xaflad weeyn oo lagu abaalamriyey qaar kamid ah xidigaha ugu muhiimsan ee kooxda Manchester United kuwaasi oo xilli ciyaareedkaan sameeyeen bandhig wanaagsan.

Red Devils waxaa ay sameeysey xaflad kooxda ee xilli ciyaareedkaan waxaana abaalmarino gudoomeen qaar kamid ah xidigaha kooxda Manchester United.

Ander Herrera, ANtonio Valencia iyo Henrikh Mkhitaryan ayaa la abaalmariyey kuwaasi gudoomeen abaalmarino kala duwan.

Henrikh Mkhitaryan aya la gudoonsiiyey abaalmarinta goolka ugu wanaagsan ee xilli ciyaareedkaan kooxda Manchester United.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

And Cole presented Henrikh Mkhitaryan with his goal of the year award

Wiilkaan u dhashay wadanka Armenia ayaa goolkaan ka dhaliyey kooxda Sunderland waxaa xilligaas lagu jiray kulamada Boxing Day-ga.

Ander Herrera ayaa abaalmarinta ugu muhiimsan la gudoonsiiyey waxaana loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan ee Manchester United.

Ander Herrera won player of the year at Manchester United's awards night

Xidiga reer Spain ayaa bandhig wanaagsan ka sameeyey Manchester United waxaana uu xidigaan loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan, waxaana uu ka dulqaaday Zalatan Ibrahimovic iyo Valencia wxaana codeeyntaan sameeyaan taageeriyaasha kooxda MAnchester United.

DHanka kale Antonio Valencia ayaa isaga xitaa la gudoonsiiyey abaalmarin waxaana abaalmarintaan codeeyeen ciyaartooyda kooxda Manchester Unietd (CIyaaryahanka Ciyaaryahanada).

Phil Neville gives Angel Gomes his young player of the year award

Angel Gomes ayaa loo doortay da’yarkii ugu wanaagsan ee Manchester United, waxaana xidigaan uu sameeyey bandhig cajiib ah.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. cabaas says:

    tollow ma kaligay baa man.utd taageera waxaan joogaa Germany waxan isdhhy somalidu ma taqaan sida website yada comments looga bixiyo




.

%d bloggers like this: