Rasmi: Tababaraha Xulka Qaranka Germany Ee Joachim Low Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Xulkiisa U Matali Doona Tartanka Confederation Cup Yaa Ka Mqan

Tababaraha xulka qaranka Germany Joachim Low  ayaa soo saaray liiska rasmiga ah ee xulka qarankiisa kana qayb gali doona koobka Confederation Cup.

Xiddigaha uu Tababare Joachim Low ayay ugu horeeyaa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Toni Kroos iyo xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mesut Ozil

Tartanka Confederations Cup ayaa bisha dambe ka bilaabmi doona dalka Russia xilli uu Tababare Low liiska xiddigihiisa ka reebay erome Boateng, Mario Gomez, Mats Hummels, Sami Khedira.

Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Marco Reus kadib markii uu sheegay in uu doonayo in uu nasto kadib dhaawacyo xiriir ah

Hadaba Liiska uu Tababare Los soo xushay Halka Hoose Kaga Bogo:

Goolhayahayaasha: Bernd Leno, Marc-Andre Ter Stegen, Kevin Trapp

Daafaca: Matthias Ginter, Jonas Hector, Benjamin Henrichs, Joshua Kimmich, Shkodran Mustafi, Marvin Plattenhardt, Antonio Rudiger, Niklas Sule

Khadka dhexe iyo Weerarka: Julian Brandt, Emre Can, Kerem Demirbay, Diego Demme, Julian Draxler, Leon Goretzka, Sebastian Rudy, Leroy Sane, Lars Stindl, Sandro Wagner, Timo Werner, Amin Younes

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ifiyaha nolosha nolosha says:

    emre can




.




.




%d bloggers like this: