Qiimaynta Xiddigaha Kulankii Ay Man City Xasuuqday Crystal Palace Yaa Ahaa Xiddiga Garoonka

Kooxda Man City ayaa xasuuq ba,an kula kacday kooxda Crystal Palace kulan ka tirsanaa horyaalka Premier league todobaadkiisii 36-aad kana dhacay garoonka Etihad Stadium.

Goolal ay dhaliyeen Silva,Kompany,De Bruyne,Sterling iyo Otamendi ayaa city ka caawiyay in ay si ku meel gaar ah u gasho booska 3-aad ka hor inta ayna Liverpool ciyaarin bari.

Xiddigaha Tababare Guardiola ayaa soo bandhigay niyadooda ah in ay si baas ugu dagaalamaan ka soo qayb galka tartanka champions league xilli ciyaareedka dambe.

Hadaba waxa aanu halkan ku soo bandhigi doonaa qiimaynta xiddigaha kulankii ay xasuuqa gaysatay Citizen:

Man City: Caballero (8), Fernandinho (7), Kompany (8), Otamendi (7), Clichy (6), Yaya Toure (7), Sterling (8), De Bruyne (8), Silva (9), Sane (8), Gabriel Jesus (7)

Kaydka La Isticmaalay: Zabaleta (7), Navas (6), Iheanacho (6)

Crystal Palace: Hennessey (7), Ward (6), Kelly (6), Van Aanholt (6), Schlupp (6), Milivojevic (6), Puncheon (6), McArthur (6), Zaha (7), Townsend (7), Benteke (7)

Kaydka La Isticmaalay: Delaney (6), Flamini (6), Lee (6)

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: