Koox Italy Ah Oo Ku Goodisay In Si Sahal Ah Ula Soo Wareegi Karaan Ronaldo Balse Hal Arin Kaliya Ay Ka Hor Taagan Tahay

Koox waliba ayaa ku taameysa saxiixa Ronaldo waxaana ugu daran kooxah uigu weyn qaaradda yurub

Haatan, madaxa kooxda Inter Milan ee Piero Ausilio ayaa daboolka ka qaaday in kooxdiisa ay awoodaan in ay la soo hishiiyaan xiddiga kooxda Real ee Ronaldo

” Waxaa kooxda haatan maamula hantiilayaal waa weyn ,mulkiilayaasha cusub waa ay awoodaan in sahal ah ku soo iibsadaan xiddigaha dunida ugu caansan ee uu ku jiro Ronaldo”.

” Balse xaqiiqda waxa ay tahay ma awoodno in aan sameynno arintaas sababo la xariira sharciga suuqa ee UEFA ” ayuu sii raaciyay madaxa kooxda Inter Milan ee Piero Ausilio

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Arintaan ayaa imaaneysa xilli gool dhaliyahaas taariikhiga Real uu marar badan sheegay in uu doonayo in uu ciyaaraha uga fariisto kooxda Real Madrid

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: