DAGAAL SEDDEX GEESOOD: Kooxda Manchesrer United Oo Lacag Waali Ah Dul Saartay Xidig Ay Ku Xifaaltamayeen Chelsea Iyo Arsenal

Weeraryahanka kooxda Torino Belotti ayaa isku heeystaan kooxo badan waxaana hada kusoo biirtay loolankiisa kooxda Arsenal.

Kooxaha ka dhisan London ee Chelsea iyo Atsenal ayaa iskugu soo haray xidigaan waxaana ay doonayaan inay ku dagaalamaan.

Kooxda Chelsea ayaa aad u raadineysa ciyaaryahan Ay bedel kaga dhigaan xidiga lagu magacaabo Diego Coasta.

Halka Arsenal ay u baahantahay ciyaaryahan Rasmi ah oo booska weerarka ka ciyaara.

Kooxda Torino ayaa xidigaan ku helidoonta lacag badan waa haddii ay diyaar u noqdaan inay iibiyaan waxaana macquul ah in lacag badan ay ku helikaraan lacag macquul ah.

The Sun waxaa ay sheegeysaa in ciyaaryahankaan hada soo dalbatay Manchester United waxaana ay United xidigaa ku raajicineysaa lacag dhan an £85million.

Dagaalka ay Manchester ugy jirto xidigaan ayaa meesha ka saareysa kooxaha reer London.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: