XUBINTA HADAL HEEYNTA HORYAALADA: Maxaa Maanta Laga Hadalhaayaa France, Spain, Italy & Germany??

Maalin wanaagsan dhamaan asxaabta kooxda.com kusoo dhowaada xubin muhiim ah oo aan maalin waliba idiin la wadaagidoona waana xubin aan kusoo koobno waxyaabaha ugu xiisaha badan horyaalada Yurub.

Maanta waxaan diirada saareynaa ilaa iyo shan horyaal oo muhiim ah iyo wararkii ugu dambeeyey horyaaladaasi.

WARAKA FRNACE

Paris Saint-Germain's French midfielder Blaise Matuidi is a Manchester United target, according to reports in France

Kooxda Paris Saint Germany ciyaaryahankeeda khadka dhexe ee Blaise Matuidi ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u noqday kooxda Manchester United sida ay qorayaan wargeesyada kasoo baxa France.

(Le Parisien) ayaa baahisay in xidigaan lagu baadi goobayo lacag dhan (£8.3-£12m),waxaana macquul ah inuu soo aado Spain ama England.

Edinson Cavani is reportedly set to extend his stay in Paris

Dhanka kale kooxda PSG waxaa ay heshiis ka saxiixeysaa ciyaaryahankeeda weerarka ee Cavani kaasi oo gaaridoona ilaa iyo 2020.

Wararka Spian

Could Mauricio Pochettino raid Valencia this summer?

Kooxda ka dhisan England ee Tottengam ayaa xiiseyneysa sidii ay ku heli lahayd ciyaaryahnka kooxda Valcencia hada usoo baxay ee Rafa Mir kaasi oo 19 sano jir ah. . (Super Deporte)

Goolhaayahe Diego Lopez waxaa uu bartilmaameed u nqoday Chelsea oo xidigaan rabto inay soo qaadato balse waxaa uu hada ku biiri rabaa si rasmi ah Espanyol, waana amaah hada .Marca.

Kooxda Barcelona ayaa rajeeyneysa inay soo qaadato daafaca dhexe ee kooxda Atletico Madrid Theo Hernandez kaasi oo hada amaah ku jooga kooxda Alaves. Mundo Deportivo)

WRARAKA Italy

Could Manchester City's Jesus Navas be on the move?

Kooxda Roma agaasimeheeda Mochi ayaa soo qaadandoona garabka duula ee kooxda Manchester City Jesus Navas aasi oo noqonkara saxiixa koowaad ee Roma,. (Corriere dello Sport)

WARARKA Germany

Carlo Ancelotti wants Marco Verratti at Bayern, according to Bild

Kadib markii kooxda Bayern Munich laga soo ciribtiray tartanka Champions League,waxaa ay kooxdaan dooneysa inay soo qaadato ciyaaryahanka kooxda PSG Marco Verrati.Bild

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: