XOG MUHIIM AH: Inay Isku Aadeen Real Madrid & Atletico Madrid, Juventus VS Monaco & Wax Waliba Oo Aad Ugu Baahantahay Isku Aadka Champions League Wareegiisa Afar Dhamaadka

Isku aadka tartanka Champions League ayaa kasoo baxay isku aad weeyn waxaana labada kulan ee la daawandoono u xiiso badan Derby Madrid.

Waxaa jira waxyaabo badan oo kamid ah laga soo calaamadeeyey xaqiiqooyin badan.

Maxaa Laga Dhahay Inay Isku Aadeen Real Madrid & Atletico Madrid?

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Waxaa isku aaday Champions League kasoo baxay kulanka ugu weeyn kubada cagta waxaana kooxda Real Madrid ay dooneysaa inay markale meel iska saarto Atletico Madrid.

Hadaba Hoos kala soco natiijoyinkii kulankii ay wada ciyaareen kooxaha isku magaalada ama isku horyaalada ah

1999/00 Valencia 5-3 Barcelona

2001/02 Real Madrid 3-1 Barcelona

2002/03 AC Milan 1-1a Inter

2004/05 Liverpool 1-0 Chelsea

2006/07 Liverpool 1-1p Chelsea

2007/08 Chelsea 4-3 Liverpool

2008/09 Man. United 4-1 Arsenal

2010/11 Barcelona 3-1 Real Madrid

2016/17 Real Madid ? ? Atletico Madrid

Wax Waliba Oo Aad Ugu Baahantahay Isku Aadka & Sida Uu U Dhacay

Monaco

Kooxda Monaco ayaa ku aaday Juventus Kooxda Monaco ma badin marna kulan ka tirsan Champios League wareegiisa Semi Final-ka , laba jeer waa laga adkaaday midna bareejo.

Waxaa ay guuuldaro kala kulmeen kooxda Ac Milan 1993/94, sidoo kale Juventus ayey guuldaro kala kulmeen 1995/96.

JUVENTUS

Kooxda Juventus ayaa sidoo kale garaacday kooxda Monaco 2014/15 kulan ka tirsanaa Queter Finalka , waxaana gool muhiim ah ka dhaliyey Vidal .

Juventus ayaa badisay dhamaan afar jeer oo ay la kulantay kooxaha ka socdaan France tartankaan.

v Monaco in 1998

v Nantes in 1996

v Bordeaux in 1985

v Paris Saint-Germain in 1993 (UEFA Cup)

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: