XANTA SUUQA; Macalin Wenger Oo Shan Kooxood Kaga Adkaaday Saxiixa Mid Kamid Ah Xidigaha Ugu Muhiimsan Ee Ka Ciyaara Horyaalka Germany

Kooxda Arsenal ayaa ku guuleeysatay taratankii loogu jiray daafaca dambe ee kooxdaas Sead Kolasinac  kaasi oo kooox badan kula tartamayeen.

Sead Kolasinac ayaa la sheegay inuu aqbalay heshiis shaqsi ee uu la gaaray kooxda Arsenal ,waxana xidigaan uu doortay inuu ku biiro kooxda Gunners.

Daafaca dambe ee Schalke ayaa macquul ah inuu soo aado horyaalka Primer League xilli ciyaareedka soo socda waxaana ciyaaryahanka uu u xamaasadeeysanyahay inuu bandhig cajiib ah horyaalka xiisah badan uu ka sameeyo.

Ciyaaryahankaan u dhashay wadanka Bosnia ayaa ku kalsoon inuu noqondoono saxiixa koowaad ee kooxda Arsenal sida uu jecelyahay maadama uu doortay kooxda uu Wengar hogaamiyo.

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Macalin Wengar ayaa xidigaan soo qaadankara bisha June, waxaana uu Wenar ku sheegay shirkiisa in xidigaan uu isaga doortay Arsenal.

Ac Milan, Chelsea , Everton , Juventus iyo Manchester City ayaa wada doonayey xidigaan waxaana uu hada iska diiday kooxahaasi oo dhan.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: