XANTA SUUQA: Diego Oo Gaashaanka U Daruuray Dalab Ka Yimid Mid Kamid Ah Kooxaha Ka Dhisan Italy

Weeraryahanka kooxda Chelsea Diego Coast ayaa lagu soo waramayaa inuu hoos u dhigay warar sheegayaan in xidigaan uu ku biirayo kooxda Juventus si uu u noqda weerarka labaad ee kooxdaas.

Chelsea ciyaaryahankeeda ayaa sidoo kale u diiday dalabkaan Gonzalo Higuain dartiisa waxaa uu sidoo kale sheegay inuu wax badan kooxdiisa ka caawindoono inta uu halkaas dooran lahaaa.

Macalin Antonio Conte iyo ciyaaryahankaan maalmahaan ma wanaagsana xaaladooda wxaana xidigaan macquul  ah inuu iskaga tago ama ay Chelsea ka tashato markaad fiiriso hab ciyaareedkiisa kooxda.

Juventus ayaa isku diyaaarineysa sidii ay ku heli lahayd Mario Mandzukic  kaasi oo aan ku wanaagsaneeyn weerarka laba aflaha ah.

Kadib 3 sano uu joogay horyaalka England Primer League , xidigaan ayaa wax badan kooxdiisa ka caawiyey waxaana uu hada diyaar inuu la qaado horyaalkii labaad.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: