Wax Waliba Oo Aad Ugu Baahantahay Isku Aadka Tartanka UEFA Europe League Oo Maanta La Sameeyndoono

Maanta ayaa la sameeyndoonaa isku aadka tartanka UEFA EURIPE League,waxaana usoo gudbay kooxo  aad u maleeyso inay isku awood yihiin oo ay ku jirto kooxda Manchester United.

Kooxda uu hogaamiyo Macalin Jose Mourinho ayaa xaley ku dhowaatay inay ka harto tartakaan waliba iyadoo joogta garoonkeeda.

Afartaan Koox Ayaa Usoo Baxday Wareega Afar Dhamaadka

Ajax (NED)

Celta Vigo (ESP)

Lyon (FRA)

Manchester United (ENG)

Xilliga La Sameeyndoono Isku Aadka

Isku aadka koobkaan ayaa la sameeyndoonaa maanta saacad kadib marka uu dhamaado Champions League waana 3:00 galabnimo,waxaa lagu qabandoonaa Nyon oo ah Switzerland.

Waa Isku Aad Furan

Ma jiraan wax kooxo iyo horyaalo la kala saaridoono dhamaan waxaaa ay diyaar u noqondoonaan inay iswajahaan.

Lugta hore ee Semi Final-ka koobkaan ayaa la ciyaaridoonaa May, isla todobaadka xiga ayaa hadana la ciyaarayaa kulanka kale.

Maalin arbaco ah ayaa Finalka koobkaan lagu qanandoonaaSolna oo ku taala Stockholm.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: