Wax Waliba Oo Aad Ugu Baahanatahay Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Champions League

Isku aadka tartanka Champions League ayaa la isku diyaarindoonaa maanta waxaana la rajeeynayaa inay kasoo baxaan isku aad aad u xiiso badan maadaaama kooxoo waa weeyn ay awoodooda tijaabindoonaaan waxaaa kaloo jira in dhamaan kooxaha looga cabsi qabo koobkaan.

Waa Kooxehee Kuwa Usoo Gudbay Semi Final-ka Koobka Champions League?

Atlético Madrid (ESP)

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Juventus (ITA)

Monaco (FRA)

Real Madrid (ESP, holders)

Waa Halkee Meesha Lagu Qabandoono Isku Aadka?

Isku aadka koobkaan waxaa lagu qabandoonaa magaalada Nyon ee caasimada Switzerland, waxaana kasoo qeeyb galaya dad badan oo xog ogaal u ah koobkaan , waxaana saacada isku aadkaan uu yahay 2:00 Duhurnimo dhankeena.

Waa Isku Aad Furan

Ma jiraan wax kooxo iyo horyaalo la kala saaridoono dhamaan waxaaa ay diyaar u noqondoonaan inay iswajahaan.

Goorma Ayaa La Ciyaaridoonaa Kulamada Champions League?

Lugta koowaad ee Semi Final-ka koobkaan ayaa la ciyaaridoonaa 2 iyo 3 May , halka todobaadka xigana la ciyaaridoono lugta labaad.

Halkee Ayaa Lagu Qabandoonaa Final-ka Koobkaan?

Koobkaan Final-kiisa waxaa lagu qabandoonaa Magaalada Cardiff ee waxaana uu dhicidoonaa June.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: