Warbixin Xiiso Leh: Kadib Markii Maanta Lagu Dhawaaqay Shaxdii Ugu Fiicnayd Xilli Ciyaareedkan, Wax Ka Ogow Macluumaadka Ku Saabsan Shaxda Xilli Ciyaareedka Tan ilaa Sandkii 1992

Eden Hazard is one of four Chelsea players to make the PFA Team of the Year in 2017

Marka dib loo eego shaxda ugu fiican horyaalka Premier League tan iyo markii la Aas-Aasay tartanka sanadkii 1992 xilli uu haatan jiro muddo 25 sano ah.

Waxa jiro xiddigo badan oo leh tayo fiican kana soo ciyaaray horyaalka oo gaatan ah midka ugu xiisaha iyo xamaasada badan taratamada laga ciyaaro yurub.

Waxa sanad kasta la soo saaraan 11 xiddig oo lagu sharfo in yihiin xiddigihii ugu fiicnaa horyaalka ama ka mid noqda shaxdii ugu fiicnayd horyaalka xilli ciyaareedkan.

Tan ilaa maalintii la bilaabay horyaalka waxa shaxda ugu fiican horyaalka loo doortay 275 doorasho? laakiin waa yay yihiin,yay u soo ciyaareen?.

Ha war-warin kooxda.com ayaa dib kuu kaxaynaysa kuna soo bari doonta taariikhdaas dheer ee soo taxnayd tan iyo markii ugu horaysay ee la ciyaaro horyaalka Premier league.

But Steven Gerrard is the all-time leader when it comes to personal nominations, with eight

Kooxda Man United ayaa ah kooxda ugu badan ee laga soo doorto xiddigaha ku jira shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka iyada oo laga soo doortay 79 jeer iyada oo ah kooxda ugu badan.

markii ay United ku guulaysatay horyaalka sanadkii 1999 waxa laga soo doortay 5 xiddig oo ku jiray shaxda ugu fiican xilli ciyaareedkaas.

United ayaa sidoo kale xilli ciyaareedkii 2006/07 sidoo kale shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka ku lahayd 8 xiddig halka ay kaliya 3 xiddig oo kaliya banaysay.

Xiddigaha Roy Keane, Paul Scholes iyo Ryan Giggs ayaa ahaa xiddigaha ugu badan ee kooxda Man United u matalay shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka intii ay ka ciyaarayeen horyaalka Premier league.

Manchester United have won 79 out of a possible 275 player of the year nominations

Kooxda Arsenal ayaa ah kooxda ku soo xigta ee xiddigaha ugu badan laga soo doortay shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka iyada oo laga doortay 43 jeer iyada oo ah kooxda ugu soo dhow man United.

Kooxda Chelsea ayaa ah kooxda 3-aad ee xiddigaha ugu badan laga soo doortay shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka iyada oo laga soo doortay 33 jeer xilli ay dhamaantood yimaadeen wakhtigii uu kooxda iibsaday milkiilaha reer Russia ee Roman Abramovich.

Kooxaha Liverpool iyo Tottenham oo aan iyagu wali nasiib u yeelan in ay ku guulaystaan horyaalka intii magaca cusub loo bixiyay ayaa laakiin soo saaray kooxo qaab ciyaareed fiican soo bandhiga oo ka dhex muuqda shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka.

Kabtankii hore ee kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa ah xiddiga ugu doorashada badan loona soo doortay kana dhex muuqday shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka isaga oo 8 xilli ciyaareed ka soo dhex muuqday.

Kooxaha Ugu Doorashada Badan:

79 – Manchester United

43 – Arsenal

33 – Chelsea

24 – Liverpool

21 – Tottenham

13 – Blackburn

12 – Newcastle

11 – Leeds

10 – Manchester City

5 – Aston Villa, Southampton

4 – Everton, Leicester

2 – Nottingham Forest, Portsmouth

1 – QPR, Sunderland, Fulham, Crystal Palace, Wigan, Birmingham, West Ham

Roy Keane was named in the team of the year as both a Nottingham Forest and United player

Xiddigaha Ugu Doorashada Badan:

8 – Steven Gerrard

6 – Alan Shearer, Rio Ferdinand, Ryan Giggs, Gary Neville, Thierry Henry, Patrick Vieira

5 – Roy Keane

4 – David de Gea, Eden Hazard, John Terry, Gareth Bale, Ashley Cole, Nemanja Vidic, Cristiano Ronaldo, David Beckham, Gary Pallister

Thierry Henry of Arsenal was named in the side for an incredible six-straight seasons

Wadamada Ay Ka Soo Jeedaan:

127 – England

35 – France

19 – Ireland

13 – Holland

11 – Spain, Belgium

10 – Wales

8 – Serbia

5 – Portugal

4 – Scotland, Ivory Coast

3 – Brazil, Argentina

2 – Finland, USA, Czech Republic, Bulgaria, Uruguay

1 – Denmark, Germany, Norway, Trinidad & Tobago, Australia, Cameroon, Togo, Ecuador, Chile, Jamaica, Algeria, Senegal

Dimitri Payet is the one and only representative for West Ham in the player of the year stakes

Shaxihii Ugu Fiicnaa Horyaalka Tan iyo Markii Ugu Horaysay Ee La Bilaabo:

Kooxdii Ugu Fiicnayd 1992-93 

Goolhaye:: Peter Schmeichel (Manchester United/Denmark)

Daafac: David Bardsley (Queens Park Rangers/England); Paul McGrath (Aston Villa/Republic of Ireland); Gary Pallister (Manchester United/England); Tony Dorigo Leeds United/England)

Khadka dhexe: Roy Keane (Nottingham Forest/Republic of Ireland); Gary Speed (Leeds United/Wales) Paul Ince (Manchester United/England); Ryan Giggs (Manchester United/Wales)

Weerarka: Alan Shearer (Blackburn Rovers/England); Ian Wright (Arsenal/England)

 

Kooxdii ugu Fiicnayd sanadkii 1993-94 

Goolhaye:: Tim Flowers (Blackburn Rovers/England)

Daafac: Gary Kelly (Leeds United/Republic of Ireland); Gary Pallister (Manchester United/England); Tony Adams (Arsenal/England); Denis Irwin (Manchester United/Republic of Ireland)

Khadka dhexe: Paul Ince (Manchester United/England); Gary McAllister (Leeds United/Scotland); David Batty (Blackburn Rovers/England)

Weerarka: Alan Shearer (Blackburn Rovers/England) Eric Cantona (Manchester United/France) Peter Beardsley (Newcastle United/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 1994-95

Goolhaye:: Tim Flowers (Blackburn Rovers/England)

Daafac: Rob Jones(Liverpool/England); Gary Pallister (Manchester United/England); Colin Hendry (Blackburn Rovers/Scotland);Graeme Le Saux (Blackburn Rovers/England).

Khadka dhexe: Tim Sherwood (Blackburn Rovers/England); Matthew Le Tissier (Southampton/England); Paul Ince (Manchester United/England)

Weerarka: Jurgen Klinsmann (Tottenham Hotspur/Germany); Chris Sutton (Blackburn Rovers/England); Alan Shearer (Blackburn Rovers/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 1995-96

Goolhaye:: David James (Liverpool/England);

Daafac: Gary Neville (Manchester United/England); Tony Adams (Arsenal/England); Ugo Ehiogu (Aston Villa/England); Alan Wright (Aston Villa/England)

Khadka dhexe: Steve Stone (Nottingham Forest/England); Rob Lee (Newcastle/England); Ruud Gullit (Chelsea/Holland); David Ginola (Newcastle/France)

Weerarka: Les Ferdinand (Newcastle/England); Alan Shearer (Blackburn/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 1996-97

Goolhaye:: David Seaman (Arsenal/England)

Daafac: Gary Neville (Manchester United/England); Tony Adams (Arsenal/England); Mark Wright (Liverpool/England); Stig Inge Bjørnebye (Liverpool/Norway)

Khadka dhexe: David Beckham (Manchester United/England); Roy Keane (Manchester United/Rep of Ireland); David Batty (Newcastle/England); Steve McManaman (Liverpool/England)

Weerarka: Alan Shearer (Newcastle/England); Ian Wright (Arsenal/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 1997-98

Goolhaye:: Nigel Martyn (Leeds United/England)

Daafac: Gary Neville (Manchester United/England); Gary Pallister (Manchester United/England); Colin Hendry (Blackburn Rovers/England); Graeme Le Saux (Chelsea/England)

Khadka dhexe: David Beckham (Manchester United/England); Nicky Butt (Manchester United/England); David Batty (Newcastle United/England); Ryan Giggs (Manchester United/Wales)

Weerarka: Michael Owen (Liverpool/England); Dennis Bergkamp (Arsenal/Holland)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 1998-99 

Goolhaye:: Nigel Martyn (Leeds United/England)

Daafac: Gary Neville (Manchester United/England); Sol Campbell (Tottenham/England); Jaap Stam (Manchester United/Holland); Dennis Irwin (Manchester United/Republic of Ireland)

Khadka dhexe: David Beckham (Manchester United/England); Emmanuel Petit (Arsenal/France); Patrick Vieira (Arsenal/France); David Ginola (Tottenham/France)

Weerarka: Dwight Yorke (Manchester United/Trinidad & Tobago); Nicolas Anelka (Arsenal/France)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 1999-2000 

Goolhaye:: Nigel Martyn (Leeds United/England)

Daafac: Gary Kelly (Leeds United/Republic of Ireland); Jaap Stam (Manchester United/Holland); Sami Hyypia (Liverpool/Finland); Ian Harte (Leeds United/Republic of Ireland)

Khadka dhexe: David Beckham (Manchester United/England); Roy Keane (Manchester United/Republic of Ireland); Patrick Vieira (Arsenal/France); Harry Kewell (Leeds United/Australia)

Weerarka: Andy Cole (Manchester United/England); Kevin Phillips (Sunderland/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2000-01

Goolhaye:: Fabien Barthez (Manchester United/France)

Daafac: Stephen Carr (Tottenham/Republic of Ireland); Jaap Stam (Manchester United/Holland); Wes Brown (Manchester United/England); Sylvinho (Arsenal/Brazil)

Khadka dhexe: Steven Gerrard (Liverpool/England); Roy Keane (Manchester United/Republic of Ireland); Patrick Vieira (Arsenal/France); Ryan Giggs (Manchester United/Wales)

Weerarka: Teddy Sheringham (Manchester United/England); Thierry Henry (Arsenal/France)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2001-02 

Goolhaye:: Shay Given (Newcastle United/Republic of Ireland)

Daafac: Steve Finnan (Fulham/Republic of Ireland); Rio Ferdinand (Leeds/England); Sami Hyypia (Liverpool/Finland); Wayne Bridge (Southampton/England)

Khadka dhexe: Robert Pires (Arsenal/France); Roy Keane (Manchester United/Republic of Ireland); Patrick Vieira (Arsenal/France); Ryan Giggs (Manchester United/Wales)

Weerarka: Ruud van Nistelrooy (Manchester United/Holland); Thierry Henry (Arsenal)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2002-03 

Goolhaye:: Brad Friedel (Blackburn/USA)

Daafac: Stephen Carr (Tottenham/Republic of Ireland); Sol Campbell (Arsenal/England); William Gallas (Chelsea/France); Ashley Cole (Arsenal/England)

Khadka dhexe: Robert Pires (Arsenal/France); Patrick Vieira (Arsenal/France); Paul Scholes (Manchester United/England); Kieron Dyer (Newcastle/England)

Weerarka: Thierry Henry (Arsenal/France); Alan Shearer (Newcastle/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2003-04 

Goolhaye:: Tim Howard (Manchester United/USA)

Daafac: Lauren (Arsenal/Cameroon); Sol Campbell (Arsenal/England); John Terry (Chelsea/England); Ashley Cole (Arsenal/England)

Khadka dhexe: Steven Gerrard (Liverpool/England); Frank Lampard (Chelsea/England); Patrick Vieira (Arsenal/France); Robert Pires (Arsenal/ France)

Weerarka: Thierry Henry (Arsenal/France); Ruud van Nistelrooy (Manchester United/Holland)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2004-05 

Goolhaye:: Petr Cech (Chelsea/Czech Republic)

Daafac: Gary Neville (Manchester United/England); John Terry (Chelsea/England); Rio Ferdinand (Manchester United/England); Ashley Cole (Arsenal/England)

Khadka dhexe: Shaun Wright-Phillips (Manchester City (England); Steven Gerrard (Liverpool/England); Frank Lampard (Chelsea/England); Arjen Robben (Chelsea/Holland)

Weerarka: Thierry Henry (Arsenal/France); Andy Johnson (Crystal Palace/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2005-06 

Goolhaye:: Shay Given (Newcastle United/Republic of Ireland)

Daafac: Pascal Chimbonda (Wigan/France); John Terry (Chelsea/England); Jamie Carragher (Liverpool/England); William Gallas (Chelsea/France)

Khadka dhexe: Cristiano Ronaldo (Manchester United/Portugal); Steven Gerrard (Liverpool/England); Frank Lampard (Chelsea/England); Joe Cole (Chelsea/England)

Weerarka: Thierry Henry (Arsenal/France); Wayne Rooney (Manchester United/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2006-07 

Goolhaye:: Edwin van der Sar (Manchester United/Holland)

Daafac: Gary Neville (Manchester United/England); Rio Ferdinand (Manchester United/England); Nemanja Vidic (Manchester United/Serbia); Patrice Evra (Manchester United/France)

Khadka dhexe: Cristiano Ronaldo (Manchester United/Portugal); Steven Gerrard (Liverpool/England); Paul Scholes (Manchester United/England); Ryan Giggs (Manchester United/Wales)

Weerarka: Didier Drogba (Chelsea/Ivory Coast); Dimitar Berbatov (Tottenham/Bulgaria)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2007-08 

Goolhaye:: David James (Portsmouth/England)

Daafac: Bacary Sagna (Arsenal/France); Rio Ferdinand (Manchester United/England); Nemanja Vidic (Manchester United/Serbia); Gael Clichy (Arsenal/France)

Khadka dhexe: Cristiano Ronaldo (Manchester United/Portugal); Steven Gerrard (Liverpool/England); Cesc Fabregas (Arsenal/Spain); Ashley Young (Aston Villa/England)

Weerarka: Emmanuel Adebayor (Arsenal/Togo); Fernando Torres (Liverpool/Spain)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2008-09 

Goolhaye:: Edwin van der Sar (Manchester United/Holland)

Daafac: Glen Johnson (Portsmouth/England); Rio Ferdinand (Manchester United/England); Nemanja Vidic (Manchester United/Serbia; Patrice Evra (Manchester United/France)

Khadka dhexe: Cristiano Ronaldo (Manchester United/Portugal); Steven Gerrard (Liverpool/England); Ryan Giggs (Manchester United/Wales); Ashley Young (Aston Villa/England)

Weerarka: Nicolas Anekla (Chelsea/France); Fernando Torres (Liverpool/Spain)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2009-10

Goolhaye:: Joe Hart (Birmingham/England)

Daafac: Branislav Ivanovic (Chelsea/Serbia); Thomas Vermaelen (Arsenal/Belgium); Richard Dunne (Aston Villa/Republic of Ireland); Patrice Evra (Manchester United/France)

Khadka dhexe: Antonio Valencia (Manchester United/Ecuador); Cesc Fabregas (Arsenal/Spain); Darren Fletcher (Manchester United/Scotland); James Milner (Aston Villa/England)

Weerarka: Wayne Rooney (Manchester United/England); Didier Drogba (Ivory Coast)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2010-11

Goolhaye:: Edwin van der Sar (Manchester United/Holland)

Daafac: Bacary Sagna (Arsenal/France); Nemanja Vidic (Manchester United/Serbia); Vincent Kompany (Manchester City/Belgium); Ashley Cole (Chelsea/England)

Khadka dhexe: Nani (Manchester United/Portugal); Sami Nasri (Arsenal/France); Jack Wilshere (Arsenal/England); Gareth Bale (Tottenham/Wales)

Weerarka: Carlos Tevez (Manchester City/Argentina); Dimitar Berbatov (Manchester United/Bulgaria

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2011-12 

Goolhaye:: Joe Hart (Manchester City/England)

Daafac: Kyle Walker (Tottenham/England); Vincent Kompany (Manchester City/Belgium); Fabricio Coloccini (Newcastle United/Argentina); Leighton Baines (Everton/England)

Khadka dhexe: David Silva (Manchester City/Spain); Yaya Toure (Manchester City/Ivory Coast); Scott Parker (Tottenham Hotspur/England); Gareth Bale (Tottenham Hotspur/Wales)

Weerarka: Robin van Persie (Arsenal/Holland); Wayne Rooney (Manchester United/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2012-13 

Goolhaye:: David de Gea (Manchester United/Spain)

Daafac: Pablo Zabaleta (Manchester City/Argentina); Jan Vertonghem (Tottenham/Belgium); Rio Ferdinand (Manchester United/England); Leighton Baines (Everton/England)

Khadka dhexe: Gareth Bale (Tottenham/Wales); Juan Mata (Chelsea/Spain); Michael Carrick (Manchester United/England); Eden Hazard (Chelsea/Belgium)

Weerarka: Robin van Persie (Manchester United/Holland); Luis Suarez (Liverpool/Uruguay)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2013-14 

Goolhaye:: Petr Cech (Chelsea/Czech Republic

Daafac: Seamus Coleman (Everton/Republic of Ireland); Gary Cahill (Chelsea/England); Vincent Kompany (Manchester City/Belgium); Luke Shaw (Southampton/England)

Khadka dhexe: Adam Lallana (Southampton/England); Steven Gerrard (Liverpool/England); Yaya Toure (Manchester City/Ivory Coast); Eden Hazard (Chelsea/Belgium)

Weerarka: Daniel Sturridge (Liverpool/England); Luis Suarez (Liverpool/Uruguay)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2014-15 

Goolhaye:: David de Gea (Manchester United/Spain)

Daafac: Branislav Ivanovic (Chelsea/Serbia); John Terry (Chelsea/England); Gary Cahill (Chelsea/England); Ryan Bertrand (Southampton/England)

Khadka dhexe: Alexis Sanchez (Arsenal/Chile); Nemanja Matic (Chelsea/Serbia); Philippe Coutinho (Liverpool/Brazil); Eden Hazard (Chelsea/Belgium)

Forward: Diego Costa (Chelsea/Spain); Harry Kane (Tottenham/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2015-16 

Goolhaye:: David de Gea (Manchester United/Spain)

Daafac: Hector Bellerin (Arsenal/Spain); Toby Alderweireld (Tottenham/Belgium); Wes Morgan (Leicester/Jamaica); Danny Rose (Tottenham/England)

Khadka dhexe: Riyad Mahrez (Leicester/Algeria); Dele Alli (Tottenham/England); N’Golo Kante (Leicester/France); Dimitri Payet (West Ham/France)

Weerarka: Jamie Vardy (Leicester/England);  Harry Kane (Tottenham/England)

Kooxdii Ugu Fiicnayd 2016-17

The PFA Premier League Team of the Year for the 2016-17 season

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. reer city 4ever de bruyne silva sane toure aguero says:

    kooxda.com walee hawl fiican ayaad qabateen




.








%d bloggers like this: