WARBIXIN: Sidee Noqon Kartaa Shaxda Tottenham Kulanka Chelsea Ay La Ciyaari Doonto Afar Dhamaadka Tartanka FA Cup-ka

Macalinka hogaamiya kooxda Tottenham Pochettino ayaa looga fadhiyaa shaxda uu kusoo shartagi doono kulanka Chelsea uu wajihi doono tartanka FA  Cup-ka wareegiisa afar dhamaadka markii ay isku arkaan  todobaadka so aadan.

Spur ayaa ku jirto waayo wacan maadaama todobo kulan oo is xiga ay adkaattay horyaalka premier league waxeyna ay guulahaasi ku gaarayeen shax ah 4-2-3-1 ah kuwaasoo aan laga dhalin goolal badin inta ay ku ciyaarayeen shaxdan.

si kastaba Pochettino ayaa doonaya in uu shaxda Conte uu isticmaalo ee 3-4-3 uu si uu kula dagaalamo shaxdiisa xili ay xusid mudantahay kulan in uu sidaan oo kale uga guuleystay.

Macalinkan reer Argentina ayaa haatan looga fadhiyaa in uu xooga saaro weerar ama daafac xili Son uu seegayo kulanka chelsea ay la ciyari doonaan

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Hadaba Waa Kan Shaxda Pochettino Uu Kusoo Gali Karo

How Spurs should line up vs Chelsea: Return to 3-4-3 could be key

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: