WARBIXIN: Real Madrid, Juventus, Atletico? Monaco & Mbappe Oo Aan Cidna Ka Cabsi Qabin

Guulo badan ka dib waxaa afar dhamaadka tartanka Champions league isugu soo haray Labada koox ee Caasimda Madrid dalka spain ee ka wada dhisan Real iyo Atheletic iyo Juventus oo sharafta talaaniga daafacaysa iyo Monaco oo calanka France kor u sida.

Shantii sano ee u danbeysay waxaa afar dhamaadka isugu soo harayey kooxo waaaweyn oo marar badan hatay Champions league,  balse sanadkan kooxda Ligue 1 wacadarada kasoo dhigtay ee Monaco ayaa ah kooxda daafacaysa sharafta reer France taasoo xalay 3-1 kaga adkaataya Borussio Dortmund xili ay xusid mudantahay kulankiii horane in ay 2-3 kaga soo adkaatay carada Germany.

Ka dib markii ay ciyaarta soo idlaatay Jardim oo hogaamiya kooxda Monaco ayaa yiri “kooxdeyna waxa ay isticmaale’Kylian Mbappe Shinji Kagawa Monaco Dortmund Champions League 19042017

Xaqiiqo waxaa ah in Mbappe in uu yahay xidiga ugu muhiimsan kooxda Monaco kaasoo dili kara natiijo walba ee ay ciyaareyso kooxda Monaco wuxuuna haatan dhaliyay shan gool afar kulan uu ciyaaray halka Radamal Falcao uu yahay hogaamiayaha dhabta ah ee Monaco weerarka kaga ciyaara kaasoo habeenkii xalay gool caaqibo leh shabaqa soo taabsiiyay.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

 

 

Xidigaha kooxda Monaco iyo  maamulkaba waxaa ay aaminsanyihiin in aysan jirin cid ay ka cabsi qabaan iin ay ku aadaan qori tuurka la sameen  doono maalinta jumcada ah taasoo ay ka dhigantahay koox allaala kooxdii ku aadaa in ay ka adag yihiin ayna kasoo gudbi karaan.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: