War Cad : Javier Mascherano Oo Cadeeyay Mustaqbalkiisa Kooxda Barcelona ,Ma Baxayaa Mise ?.

Saxaafadda Spain ayaa qoreysa in qadka dhexe kooxda Barcelona ee Javier Mascherano  uu dhan u riday mustaqbalkiisa kooxdaas Barca

Laacibkaas hore Liveprool ayay albaabada ka xertay wararka sheegaya in Barca uu ka huleelayo marka xilli ciyaareedkaan dhamaado

Warar kala duwan ayaa laacibkaan la xariirinayay in uu aadayo midkood horyaalka shiinaha iyo Turkiga oo uu ka haystay dalabyo kala duwan

Haatan wargeyska Sport ayaa sheegaya in Javier Mascherano go`aansaday in uusan dhag jalaq u siineyn dalabayadas walibana sii joogayo Barca

Hishiiska Javier Mascherano ee Barca ayaa dhacaya xagaaga 2019-da waxana hishisikascusub saxiixay 17/10/2016

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: