Tababare Jose Mourinho Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Weeraryahankankiisa Ibrahimovic Maxa Soo kordhay?

Tababaraha kooxda man United Jose Mourinho ayaan meesha ka saarin in weeraryahankankiis Zlatan Ibrahimovic uu isaga tagi Karo kooxda man United dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Weeraryahankan reer Sweden ayaa heshiis hal Sano ah u saxiixay kooxda man United xagaagii hore isaga oo Kaga soo biiray kooxda PSG.

Weeraryahankan ayaa la sheegayaa in uu isaga tagayo kooxda uu hogaamiyo tababare Jose Mourinho marka uu dhamaado heshiiskiisu.

Tababare Jose Mourinho oo arintaas ka hadlaya ayaa yiri”anigu waxa aan ahay mid dagan oo sugaya Go.aankiis hadii uu doorto in uu United sii joogo waan ku farxi doonaa”
“Hadii uu doorto in uu koox kale ku biiro si uu u helo tartan cusub waxan u rajaynayaa wanaag waxanan u farxi doonaa isaga dartii” Ayuu special one sii raaciyay.

Comments

comments

2 Responses to "Tababare Jose Mourinho Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Weeraryahankankiisa Ibrahimovic Maxa Soo kordhay?"

  1. ibra haduu uerobe leugue nala qaaado waxay ila tahy in uu baxayo waayo sidaaas ayuu ku galayaa taariikhda quruxda badan ee red devlis

    Reply
  2. ibra aniga in u baxan rabaa wayo dadisa wa si kardhe next seasan wa 36 marka hada ayuu ku ciyara nasino ah In usan u ciyarin xulkisa mana ahan nin orad badan man United waliged waxa ciyaarta banoni speed ah ibrana wa daala e ha diro hana kensado nin oradbadan

    Reply

Leave a Reply