Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Anderlecht: Tababare Mourinho Oo Shax Adag Ku Soo Galay Xilli Uu Isha Ku Hayo In Uu Iska Xaadiriyo Wareega 4 dhamaadka

Kooxda Man United ayaa Garoonkeda Old Trafford ku soo dhowayn doonta kooxda Anderlecht kulan ka tirsan lugtii 2-aad ee wareega Europe League.

United ayaa doonaysa in ay hal talaabo u qaado ku guulaysiga tartankan iyada oo doonaysa in ay guul gaarto una gudubto wareega 4 dhamaadka tartanka.

SHAXDA RASMIGA AH EE KULANKA:

Man United: Romero; Valencia, Rojo, Bailly, Shaw; Carrick, Pogba; Lingard, Mkhitaryan, Rashford; Ibrahimovic

Kaydka: De Gea,Blind,Fellaini,Herrera,Young,Martial,Rooney

Anderlecht: Ruben; Appiah, Mbodji, Spajic, Obradovic; Tielemans, Dendoncker, Hanni; Chipciu, Teodorczyk, Acheampong

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: