Shaxda Rasmiga Ah Ee Anderlecht Vs Man United Tababare Jose Mourinho Oo Shax Adag Ku Soo Galay Xilli Uu Raadinayo Guul

Kooxda Man United aya goor dhow la ciyaari doonta kooxda Anderlecht kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka Europe League.

United ayaa kulankan u soo galaysa in ay gaarto guul muhiim ah oo ka caawin in ay hal lug la gasho wareega 8 dhamaadka si ay u sii wadato rajadeeda ah ku guulaysiga tartanka.

SHAXDA RASMIGA AH EE KULANKA:

Anderlecht: Rubén, Appiah, Mbodji, Nuytinck, Obradovic, Tielemans, Dendoncker, Stanciu, Bruno, Kiese-Thelin, Acheampong.

Man United: Romero, Valencia, Bailly, Rojo, Darmian, Carrick, Pogba, Mkhitaryan, Lingard, Rashford, Ibrahimovic.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: