Shaxda Macquulka Ah Ee Laga Yaabo in Mourinho ku soo galo kulan caawa Rashford Ayuu Kalsooni Siinayaa

Kooxda man United ayaa la ciyaari doonta kooxda Anderlecht kulan ka tirsan lugtii 1-aad ee wareega 8 dhamaadka Tartanka Europe League,

Man United ayaa kulanKan soo galaysa iyada oo Diirada saari doonta sidii ay ku gaari lahayd guul ka caawisa in ay hal lug la gasho wareega 4 dhamaadka Tartankan.

Jose Mourinho ayaa la soo shir tagi doona shaxdiisa ugu adag si uu isaga ilaaliyo wax lama filaan ah oo uga yimaada kooxda Anderlecht kulanka caawa.

Hadaba waxa aynu halkan ku eegi doonaa shaxda Macquulka Ah Ee Laga Yaabo in Mourinho ku soo galo kulan caawa:

Romero; Valencia, Rojo, Bailly, Shaw; Herrera, Fellaini; Mkhitaryan, Pogba, Rashford; Ibrahimovic.

Comments

comments

2 Responses to "Shaxda Macquulka Ah Ee Laga Yaabo in Mourinho ku soo galo kulan caawa Rashford Ayuu Kalsooni Siinayaa"

  1. ……United,
    haduuba line-upka saan yahay runtii ani waxbo kamaqo, waayo kulan adag ayaa nasugaya….
    halftime….if possible…..young, dermain & Mkhi.

    Reply

Leave a Reply