Sawiro:Daawo Xiddigaha Arsenal Oo Farxad Iyo Kaftan Isugu Diyaarinaya Kulanka Man City

Xiddigaha Kooxda Arsenal ayaa qosol iyo faraxad isugu diyaarinaya kulanka adag ee ay Axada la ciyaari doonaan kooxda Man City kulankaas oo ka tirsan tartanka FA-cupka.

Gunners ayaa Isniintii guul muhiim ah oo niyad dhis ah ka gaartay kooxda Middlesbrough iyada oo doonaysa in ay guushaas u isticmaasho in ay Man City ku garaacdo.

Xiddigaha Gunners ayaa qaadanaya tababarada ay isugu diyaarinayaan kulanka Axada oo muhiim u ah maadama ay kaliya FA cup-ka fursad u haystaan in ay ku guulaystaan.

Tababare Wenger iyo ciidankiisa ayaa isku dayi doona in ay awooda saaraan sidii ay xilli ciyaareedakn ugu gulaysan lahaayeen koobka si ay u iloobaan dhibaatadii xilli ciyaareedkan.

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Halkan Hoose Kaga Bogo Sawirada Xiddigaha Arsenal Oo Qaadanaya Tababarka:

Arsenal star Alexis Sanchez shares a joke with Hector Bellerin during training
Sanchez looked in good spirits as Arsenal prepared for their FA Cup semi-final this weekend
Alex Oxlade-Chamberlain and Rob Holding share a huge and a laugh on the way to training
Danny Welbekc was back in training and pointed to team-mate Mesut Ozil on the way in
Welbeck has been missing through injury, and won't be fit enough to play on Sunday

Alex Iwobi was feeling the chill, pulling his jumper up over his face to keep out the cold
The young forward strikes a pose during the session as Arsenal geared up for Wembley

Yaya Sanogo controls the ball despite the attentions of Kieran Gibbs during Thursday's session
Full-backs Hector Bellerin and Nacho Monreal vie for the ball at London Colney
Olivier Giroud holds off a challenge from Egyptian midfielder Mohamed Elneny

Welbeck carries the ball forward and away from the lurking Granit Xhaka

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: