Qoyska: 5- Tilmaan Oo Lamaantaada Kaa Fogeyn Kara Waliba Bur-bur Ku Keeni Kara Dhismaha Gurigaada

Waxa jira arimo badan oo wax yeelaya xariirka qoyska labada lamaane oo ugu dambeyn keeni kara bur -bur ku yimaada dhismaha gurigooda

Waxa ay qeybta arimah qoyska ee Puntilandtimes.com soo qaadaneysaa tilmaamo ay haweeneydda neceb tahay in uu lahaado gacaliyaheeda

1- Gacan Adeyga ( Bakhiilnimo) waa tilmaanta ugu darran ee ay haweeneyda neceb tahay in uu lahaado gacaliyaheeda ,marka laga tago bakhiilnimada maaliaydeed waxaa jira rag lamaanayaashooda ka bakhiila dareemaha galkaceyl iyaad iyo qoyskeedaba waana tilmaan aad u xun

2- Ballan Ka Baxa : si weyn ayay haweeneyda u neceb tahay ninka ballan ka baxa badan ee marnaba aysan ku soo dhaceyn in uu u oofiyo ballamaha gacalisadiisa,  Fadlan Qodobada Kale Halkaan Ka Sii Dhameystiro 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: