Qolka Labiska Kooxda Juventus Oo Kala Qayb Samay Kadib Kulankii Xalay Lionel Messi Ayaa Sabab U Ahaa

Wararka laga helayo Spain ayaa sheegaya in kala qayb sanaan ka dhacday xiddigo ka mid ah kooxda Juventus kadib kulankii xalay ay champions league ka cirib tireen kooxda Barcelona.

Wargayska Marca ayaa sheegaya in xiddiga Daafaca uga ciyaara kooxda Juventus ee Leonardo Bonucci uu Lionel Messi ka dalbaday in uu u badalo maaliyada markii ay ciyaartu dhamaatay.

جورجيو كيليني يحنفل مع ليوناردو بونوتشي

Laakiin dhacdadan ayaan cajabin daafaca ay isku kooxda yihiin ee Giorgio Chiellini oo ka carooday wax uu sameeyay saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin taas oo keentay in ay labada xiddig hadalo kulul is dhaafsadaan intii lagu jiray qolka labiska.

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Kooxda.com ayaa xusaysa in uu kulankii xalay u dhexeeyay kooxaha Barcelona iyo Juventus ku dhamaaday bar-baro 0/0 ah taas oo kooxda Juventus ka caawisay in ay u soo gudubto wareega 4 dhamaadka maadama ay lugtii hore ku soo badisay 3/0.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: