PFA PRIMER LEAGUE TEAM OF THE YEAR: Xidigo Muhiim Ah Oo Seegay Shaxda Sanadka Ee Horyaalka Primer League , Yaa Ka Maqan , Yaana Ku Jira?

Horyaalka England ee Primer League ayaa maraya gaba gabo waxaana lasoo saaray 11 xidig ee ugu wanaagsan horyaalka inta uu socda waxaana sameeyey shaxdaan oo doortay Ururka PFA.Kooxda Chelsea oo xilli ciyaareedkaan wacdaro ka sameeyey horyaalka Primer League ayaa shaxdaan kasoo muuqatay waxaana ay ku leedahay afar ciyaaryahano waxaana kamid ah , Hazard ,Kante , Cahill iyo David Luiz.

Sidoo kale kooxda Tottenham oo fadhisa booska labaad ee kala sareeynta horyaalka Primer League ayaa ku yeelatay afar xidi waxaana ay kala yihiin Rose iyo Walker, Dele Alli iyo Harry Kane.

Shaxdaan u sameeysan qaab 4-4-2 ayaa goolhaaye looga dhigay Manchester United goolhaayeheeda David De Gea ,balse waxaa ka maqan Zalatan Ibrahimovic iyo Sanchez.

Ibrahimovic iyo Sanchez ayaa ku guuldareeysteen in liiskaan ay soo galaan.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. dacaat says:

    asc
    wxa jiraan ciyaryahano laso dafaay oo sificaan uu ciyaraay lkn raayi ahanteytha wxn kuso darii lahaa Adam Lallana wayo kooxda liverpool isga ayaa kubadaa macanketha tusaa mrka anga xaag ahanteytha kamatagi lehen

    asc




.

%d bloggers like this: