Muuqaal: Wooow Daawo Sidii Ay Xiddigaha Real Madrid Iyo Maamulkuba Ronaldo Ugu Hamblayeeyeen Saddexlaydii Uu Ka Dhaliyay Bayern

TV-ga Kooxda Real Madrid ayaa baahiyay muuqaal ku saabsan dabaal degii kooxda Real Madrid kulankii ay Kooxda Bayern Munich ka badisay kulan ka tirsanaa lugtii 2-aad ee wareega 8 dhamaadka champions league.

Real Madrid ayaa kulankaas ku badisay 4/2 xilli uu saddexley dhaliyay xiddiga 1-aad ee kooxda Real Madrid cristiano Ronaldo una sahlay kooxdiisa in ay Guul ka gaarto kooxda Bayern Munich.

Xiddigaha Iyo Maamulka kooxda oo uu Zidane hogaaminayo ayaa si fiican ugu hambalyeeyay Cristiano Ronaldo iyaga oo kula dabaal dega saddexlaydii uu ka dhaliyay Bayern Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: