Muuqaal :Goolashii Man United Ay Kaga Badiyeen Chelsea , Rashford Iyo Harrera Ayaa Kala Saxiixay

Man United ayaa guul qaali ah ka gaartay Chelsea oo marti u aheyd waxa ayna uga badiyeen laba gool oo nadiif ah

Labadaas gool United waxaa saxiixay Rashford iyo Harrera waxa ayna kala yimaadeen qeybtii hore iyo middii labaad

Guushaan United ayaa imaaneysa ka dib 8 kullan hore oo horyaalka ah oo aysan Chelsea ka badimn afar bar bar dhac iyo afar guul darro ayay qabeen ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: