Maxaad Ka Taqaan Haweenka Ugu Darran Ee Ay Ragga Neceb Yihiin , Shan Talaabo Ayay Ka Fogaadaan.

Haween badan ayaa waxaa ay ka cawdaan marka ay guursadaan ka dib in ninkoodu uu naag kale ka raadsaday ama la guursaday,iyaga oo ku bixiya waqti badan maseer iyo waxyaabo kale,hadaba waxaan kuu haayaa sababta keentay in ninkaadu uu naag kale kula guursado ee haddii aad leedahay dabeecadahan iska jar lagama yaabo in ninkaadu uu naag kale haweeysto,dabeecadaha waa ay badanyihiin balse waxaan ku soo koobayaa 12 dabeecadood oo baaritaano badan oo la sameeyay lagu ogaaday in nimanka oo dhan ay si wada jir ah ay u necebyihiin dabeecadahan soo socda:

1- Tan ninka iska dhigta:

dabeecadan waa mid aad u xun haweenka qabana waxaa lagu arkaa badanaa iyaga oo la tirsanaya ninkooda dhan walba,oo ay ilowday haweeneyda xaqqa uu ilaahey saaray ninkan iyo darajada uu dheeryahay,waxaa la arkaa haween badan oo raba taladooda in aysan kaga amar qaadanin ninkooda oo iskala weyn,talada wanaagsan ee ninka u soo jeediyana aanan qaadanin,sidoo kale waxaa jira kuwo iyagu hawshii laga rabay oo guriga iyo caruurta la xiriirta raba mar walba in ninku uu la qaybsado,iyada oo aysan ahay dhanka caawinta,oo ay ku dhibayaan ragooda,hadaba waxaad ogaataa haddii aad leedahay dabeecadan oo aad mar walba ku xisaabtantid in ninkaada aad isku mid tihiin oo aad isku meel dhigtid adiga iyo ninkaada gaar ahaan hawlaha adiga kuu gaarka ah in ninkaadu uu kaa daneysnayo.,Halkaan Kasii Dhameystiro Qodobada Oo Dhameystiran 

Comments

comments

Leave a Reply