Mancehster United , De Gea, Real Madrid, Mata , Diego Coasta, Chiness & Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartooyda

Asc, dhamaan aqristiyaasha Shabakada Kooxda.com kusoo dhowaada wararkii ugu muhiimsanaa ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda qaarada Yurub.

the sun

Real Madrud ayaa isku diyaarineysa inay u dhaqaaqdo goolhaayaha kooxda Manchestr United David de Gea kaasi oo kooxdiisa laga yaabaa inuu ka fara baxsado xilli ciyaaredka soo socda. waxaana ay ku doonayaa inay kusoo qaataan lacag dhan £60m

Weeraryahanka kooxda Everton Lukaku ayaa saaxibadiisa uu sheegay inuu doonayo ku laabashada garoonka Stamford Bridge ee galbeedka Londo , waxaana xidigaan macquul ah inuu markale u ciyaaro Chelsea.

daily mail

Kooxaha kala ah Southampton, Everton, West Ham iyo Newcastle dhamaantooda waxaa ay ku dagaalamayaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Swansea Gylfi Sigurdsson kaasi oo lagu qiimeeyey lacag dhan £35m.

Weerarayahanka kooxda Chelsea Diego COast a ayaa bartilmaameeed u nqoday kooxaha ka dhisan Chinese Super League gaar ahaan kooxda Tianjin Quanjian ,waxaana todobaadkii lasiindoonaa £620,000-

 

daily mirror

Kooxda Tottenham ayaa diyaar u ah inay la dagaalanto Bayern Munich waxaana ay ka doonayaan ciyaaryahankoda muhiimka ah ee Douglas Costa  kaasi oo lagu qiimeeyey  £30m.

Kooxda Arsenal ayaa ugu yaraan kooxaha Primer League ka dulqaadikarta ciyaaryahanka daafaca uga ciyaara kooxda Southampton Virgil van Dijk,  kaasi oo sidoo kale dooneysa kooxda Chelsea.

daily express

Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa damacsan in Mata uu ka diro kooxda waxaana uu doonayaa inuu kooxda kusoo biiriyo xidigo  kale.

Comments

comments

Leave a Reply