LAYAABKA KUBADA CAGTA: Ter Stegan Oo Shabaqa U Hayya Shaxda Todobaadka Tartanka Champions league & Afarta Danbe Waa Hal Koox & Ronaldo Oo Weerarka Hogaaminayya

Waxaa ay ahayd dhacdo kale labadii maalin lasoo dhaafay ee la ciyaara tartanka Champions league, waxaan ogsonahay afarta koox ee isugu soo hartay tartanka champions legaue, Monaco ayaa si lama filaan ah kusoo gaartay wareegan taasoo ku cusub heerkan, Real Madrid, Juvetus iyo Atheletico ayaa goor hore iska soo xaadiriyeen kuwaasoo labadii sano lasoo dhaafay heerkan soo gaarayey.

Hadaba hoos ka aqriso wax qabadkii ay sameeyee xidigahan iyo waxa ay ka qbteen tartanka Champions league wareegga sideed dhamaadka ee laga oo gudbay.

 

Gool Hayye Marc-Andre Ter Stegan – Barcelona – 1 Kulan, 4 Badbaadin, 1 Gool La’aan = 9 Dhibcood.

Marc Andre Ter Stegen Barcelona Celtic Champions League

Daafac: Dani Alves – Juventus – 1 Kulan, 1 Badbaadin = 7 Dhibcood

Daafac: Leonardo Bonucci – Juventus – 1 Kulan, 1 Babaadin = 7 Dhibcood

Daafac: Giorgio Chiellini – Juventus – 1 Kulan, 1 Badbaadin = 7 Dhibcood

Daafac: Alex Sandro – Juventus – 1 Kulan, 1 Badbaadin = 7 Dhibcood

GFX FORMATION UCL TOTW QF LEG 2

Qadka Dhaxe: Thomas Lemar – Monaco – 1 Kulan, 2 Caawin= 8 Dhibcood

Qadka Dhaxe: Saul Niguez – Atletico Madrid – 1 Kulan, 1 Goal = 8 Dhibcood

Qadka Dhaxe: Marco Reus – Borussia Dortmund – 1 Kulan, 1 Goal = 8 Dhibcood

Cristiano Ronaldo Real Madrid 2017

Weerarka: Cristiano Ronaldo – Real Madrid – 1 Kulan, 3 Goals = 17 Dhibcood

Weerarka: Kylian Mbappe – Monaco – 1 Kulan, 1 Goal = 7 Dhibcood

Weerarka: Radamel Falcao – Monaco – 1 Kulan, 1 Goal = 7 Dhibcood

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: