Saturday 25 November, 2017

LA OGAADAY: Yaa ka dambeeyey weerarkii xalay lagu qaaday Ciidamada Imaaraatka ee Muqdisho? Yaase amarka bixiyey?

MUQDISHO 10 April 017 Dagaal ayaa xalay ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, kaas oo dhexmaray ciidamada Nabadsugida & Sirdoonka dawladda Faderaalka ee loo yaqaano NISA iyo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dawladda Imaaraatku ku dhistay gudaha magaaladaas.

FAAHFAAHINTA RIIX HALKAAN

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment