Kooxda Real Madrid Oo War Lagu Farxo Ka Heshay Qolka Dawaynta Ka Hor Kulanka El Clasico Yaa Soo Laabtay?

Kooxda Real Madrid ayaa war farxad leh ka heshay qolka dawaynta kooxdeeda kadib markii markii uu tababarka buuxa ee kooxda uu ku soo laabtay xiddiga reer Wales ee Gareth Bale oo dhaawac ku seegay kulankii Bayern.

Real Madrid ayaa durba bilowday isku diyaarinta kulanka adag ee ay Axada la ciyaari doonto kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona kulankaas oo ka dhici doona garoonka kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabéu Stadium.

مفاجأة سارة لجماهير الريال في التدريبات استعداداً للكلاسيكو

Tababare Zidane ayaa xiddigan fariisiyay kulankii champions league isaga oo doonayay in uuna ku khamaarin xiddigan maadama uu dhaawac yar ka cabanayay

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Xiddigan ayay jug ka soo gaartay kulankii lugtii hore ee ay Kooxda Real Madrid 2/1 kaga soo adkaatay kooxda Bayern Munich kulankaas oo ka dhacay garoonka kooxda Bayern Munich.

Laakiin xiddigan ayaa haatan diyaar u ah in uu ka hor tago Kooxda Barcelona kula adag oo Go,aamin kara hanashada horyaalka Xilli ciyaareedkan.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: