Kooxda Bayern Munich Oo Shaacisay Goolhayaha Badalka U Noqon Doona Manuel Neuer Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedkan

Kooxda Bayern Munich ayaa shaacisay goolhayaha ay badalka uga dhigayso goolhayeheeda Manuel Neuer oo dhaawaca ku seegi doono inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Goolhaye Manuel Neuer ayuu dhaawac jab lugta ah ka soo gaaray kulankii ay kooxdiisa Bayern Munich guuldarada 4/2 ah kala kulantay kooxda Real Madrid.

البايرن يستقر على بديل نوير حتى نهاية الموسم

Wargayska TUTTOmercato ayaa shaaca ka qaaday in Goolhayaha Tom Starke uu noqon doono goolhayaha badali doona Goolhaye Neuer inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Kooxda Bayern Munich ayay u badantahay in ay kulamada soo socda ku guulaysan doonto horyaalka Germany maadama ay dhibco badan ku hayso horyaalka.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: