Khadka Dhexe Ee Kooxda Juventus Sami Khedira Oo Qiray Awooda Kooxda Monaco Kadib Markii Ay Ku Aadeen

Khadka dhexe ee kooxda Juvetus Samie Khaderi ayaaa ka hadlay in kooxda Juventus ay ku aaday AS Monaco oo kamid ah kooxaha wacdaraha ka sameeynaya koobkaan.

Monaco waxaa ay soo reebtay kooxda Manchester City waxaa ay sidoo kale soo reebeen kooxd Dortmund ,waxaana labadaan kooxood ay sameeynayaakaraa kulankii ugu wanaagsan ee la daawan lahaa.

Kooxda uu hogaamiyo Macalin ALlegri ayaa xeelad ku ciyaareysa Champions League waxaana ay heeysataa xidigo muhiim ah oo awood u leh in kooxdoooda ay gool ka ilaaliyaan.

Macalin Allegri ayaa dhankiisa damacsan in Juventus uu ka caawiyo koobkaan inay meel wanaagsan ka gaaraan maadaama kooxda ay joogaan xidigo wax badan usoo qabtay kooxdooda.

Khedira waxaa uu qiray in kooxda Monaco ay kamid tahay kooxaha ugu adag ee koobkaan ka qeeyb galayaan waxaana uu qabaa in kooxdiisa wax waliba ay sameeynkarto dhanka gooosha.

‘Waxaan hubaa in Monaco ay tahay koox awood badan , wax waliba waa ay sameeyeen xilli ciyaareedkaan balse ,waxaan la xaqirikarin sida ay ku socdaan,”

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: