Ka Hor Kulanka Anderlecht Ee Europa League, United Waxaa U Soo Yeeray Laba War Oo Kala Duwan , Valencia Iyo De Gea Ayay La Xariiraan.

Garabka kooxda Man United ee Antonio Valencia ayaa ku soo laabanaya kulamada kooxda Man United ka dib markii dhaawac canqawga ahaa uu la maqnaa

Laacibkaas oo seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay United ayaa haatan lagu waramayaa in uu safanayo kulanka Anderlecht ee lugta ee Quarter-final-ka Europa League ee dhacaya maalinta qamiista

Dhanka kale macalin Jose ayaa ka sheegay Channel-ka United in goolhaye De Gea uu ka sii maqnaanayo kulankaas soo socda

Waxa uu Jose qiray in goolhayaha reer Argentin ee Romero uu sii ilaalinayo goosha United ee kulankaas qamiista maadaama De Gea uu qabo dhaawac fudud sida uu hadalka uu u dhigay

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: